Daalibaan oo Waqti kama Dambeys ah u qabatay Ciidamada Mareykanka ee Kabul jooga

Magaalada Kabul ee caasimada dalka Afganistan gaar ahaan garoonka Diyaaradaha Hamid Karzai waxaa jooga ciidamo badan oo ka socda dowlada Mareykanka kuwaa oo gacan ka geesanaya daad gureynta muwaadiniinta Mareykanka iyo dadka la shaqeenayay. Madaxweynaha dalka Mareykanka Joi Biden ayaa horey u sheegay in ciidamada Mareykanka Kabul ka bixi doonaan 31-ka bisha Agoosto inta ka … Continue reading Daalibaan oo Waqti kama Dambeys ah u qabatay Ciidamada Mareykanka ee Kabul jooga